Maamulka DDSI shuruudo cusub ku soo rogay dadka qabanaya xilalka gobolada (Akhriso)

Waxaa soo baxaya shuruudo cusub oo lagu xirayo cidda qabanaysa xilalka degmooyinka iyo gobollada dowlad deegaanka Soomaalida. Qeybo ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida ayaa laga dareemayaa in gaabis uu ku yimid hawlihii Dowladda Deegaanka kaddib isbadalkii dhawaan halkaasi ka dhacay. Laga billaabo 26-kii bishii hore, waxaa meesha ka baxay inta badan maamulkii hore ee … Continue reading Maamulka DDSI shuruudo cusub ku soo rogay dadka qabanaya xilalka gobolada (Akhriso)